Wednesday 6 March 2013

AbdirIzack Dahir Abdullahi-dagahaley refugee camp

Abdirzack Dahir Abdullahi-dagahaley refugee camp


Abdirizack dahir abdullahi
 magaceyda waa abdirzack dahir abdullahi waxaan joga xerada qaxotiga ee dagahaley refugee camp waqoyi bari kenya, waxa kudhashay kuna barbary magalada kismayo iyo afmadow.
waxaan qaxoiga yimaday xorantii 2010 anigo hadafkeedu ahaa in waxa kabarto sida kura'an karim ah iyo lugada english..
dhaaman asxabteda waan salamayaa melwalo oo ay dunida kajogaa gar ahaan labadeyda walid iyo walalaheyda dhaaman.

mahadsandiiinnnnnnnnnnnnnnnn........


abdirizack dahir abdullahi dagahaley block E7-ABA


BY:ABDIRIZACK DAHIR ABDULLAHI
DAGAHALEY
BLOCK E7


Tahniyad maher:sugo khalif aden iyo rahmo dahir yussuf.


Tahniyad maher:sugo khalif aden iyo rahmo dahir yussuf.
Waxa tahniyad meher loo dirayaa lamanaha iscalmaday ee kala ah SUGOW KHALIF ADEN iyo RAHMO DAHIR lamanaha oo manta maherkooda kadhacay xeroda qaxotiga dagahaley tarikh 05/03/2013.
Waxa mudanaha iyo marwada is calmaday rabi loga baryayaa in uu kadhigo kuwee iskuu wara kalana hela ubad kher qabo si raaxo iyo nabad kudhisan kuwada qaato nolasha aduun.
Waxa tahniyadaan aroos dirayaa:
Family/cida
1.    Aabo khalif aden muhumed&xasaskisa dhaman.
2.    Abo muge aden muhumed&xaskisa
3.    Hoyo habibio abdi jeebkaa.
4.    Eedo ebla aden
5.    Eddo maryan aden
6.    edo maryaan adan
7.    noorto shukri
8.    Hassan shukri(Hassan D)
9.    caday khalif aden
10.Hassan khalif aden(Hassan dacar)

Relative/qarabada
1.    edo idman Mohamed(nimco yar)
2.    mahad kosar hirsi
3.    sheik shukri
4.    khalif muhumed
5.    Abdullahi ismail
6.    noor abdi Hassan(naray)
7.    ibrahim abdi Hassan(ganey)
8.    siyada kosar hirsi(siyaraaa)
    9.baba omar(omar gess)
    10.mohamed abdullahi


friends/asxabta
1.    bashir abukar moalim(bashka)
2.    qasay sulieman Mohamed(Gesay)
3.    ibrahim abdi omar(shair)
4.    ahmed ore salat(big man)
5.    muktar abdullahi
6.    Hassan iftiin yusuf(rio)
7.    farhan haji abdi(fanka)
8.    j.bosh
9.    ali Hassan(farto44)
10.           ali (alico)
11.           mohamed abdiraman(udey)
12.           adow ibrahim ali(senior )
13.           abdikhadir bile(hoog)
14.           muhumed shiek
15.           nunow(--)
dhamaantayo iyo asxaabkale oo aan halkan lagu soo kobi Karin waxaan leenaya mar labaad noqda kuwii isku waraa arookodan soo dag dag.


breaking news:Askari katirsan cidamada amanka kenya oo logu toogtay xerada qaxotiga IFO 1 iyo------

Wararka naga sogarayo xerada qaxotiga  IFO oo kamid ah xerooyinka kuyala waqoyi bari  ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay askari katirsanaa ciidamada amaanka.
Qof kusugan IFO ayaa soo sheegaya in labo nin oo hubaysan ay toogteen askarigan katirsan ciidamada booliska ee xerada IFO.
Markii ay askarigaas toogteen ayaa waxaa ay isku dayeen inay baxsadaan hase ahaatee waxaa ka dabatagay shacabka iyo ciidamada IFO.
Markaas ayay ciidamada amaanka toogteen ninkii hubaysnaa ee askariga dilay kadib markii uu isku dayay inuu rasaas kale furo.
Sidoo kale waxaa gacanta lagu dhigay ninkii kale isagoo dhaawac ah, waxaana meydka ninka ladilay iyo kan dhaawaca ah ay yaalaan saldhiga ciidamada booliska xerada IFO.
Saraakiisha amaanka ayaa la filayaa inay goordhow shir ku qabtaan saldhiga oo ay kaga hadlayaan falkan goordhow oo saakay ah dhacay.
IFO OFFICE
Hassan k.
reporter:VJ SIN KHAN
sugow2010@hotmail.com
sugow@journalist.com