Friday 15 March 2013

Tirakobka kasoconaye dhagaxaley oo la jojiyay sababto wa maxay aqri xogta!!!


Tirakobka kasoconaye dhagaxaley oo la jojiyay sababto wa maxay aqri xogta!!!





Malintii shaley aheed aay oo ay tarikhda kubegneed 14/03/2013 waxa la hakiyay tirakobka dagahaley, sababto lo jojiyay aya lagu shegay in fooda aay kadhalatay kadib markii laba kamid shaqalah ay is gacan dhafeen.
Wariyaheena kusocaan goobta ayaa soo shegayaa in bulshada reer daghaley aay aad urafadsanyihiin, cadceeda kulul awgeed.
Waxa kali ah oo kadhiman tirakob far (4) section, iyadoo mardhow la so gabababeydonaa mardhow.
Lama ogo waqtiga labilawi dona markale tirakobka dhagahaley refugee camp

Hassan khalif aden,