Monday 27 May 2013

Tahniyad Aroos farxad leh:sugow khalif aden iyo rahmo dahir yussuf.



Tahniyad Aroos farxad leh:sugow khalif aden iyo rahmo dahir yussuf.
Waxa tahniyad aroos loo dirayaa lamanaha iscalmaday ee kala ah SUGOW KHALIF ADEN iyo RAHMO DAHIR YUSSUF  lamanaha oo manta aroskooda kadhacay xeroda qaxotiga dagahaley tarikh 027/05/2013.
Waxa mudanaha iyo marwada is calmaday rabi loga baryayaa in uu kadhigo kuwee iskuu wara kalana hela ubad kher qabo si raaxo iyo nabad kudhisan kuwada qaato nolasha aduun.
Waxa tahniyadaan aroos dirayaa:
Family/cida
1.    Aabo khalif aden muhumed&xasaskisa dhaman.
2.    Abo muge aden muhumed&xaskisa
3.    Hoyo habibio abdi jeebkaa.
4.    Eedo ebla aden
5.    Eddo maryan aden
6.    edo maryaan adan
7.    noorto shukri
8.    Hassan shukri(Hassan D)
9.    caday khalif aden
10.Hassan khalif aden(Hassan dacar)
11.siyad khalif aden

Relative/qarabada
1.    edo idman Mohamed(nimco yar)
2.    mahad kosar hirsi
3.    sheik shukri
4.    khalif muhumed
5.    Abdullahi ismail
6.    noor abdi Hassan(naray)
7.    ibrahim abdi Hassan(ganey)
8.    siyada kosar hirsi(siyaraaa)
    9.baba omar(omar gess)
    10.mohamed abdullahi


friends/asxabta
1.    bashir abukar moalim(bashka)
2.    qasay sulieman Mohamed(Gesay)
3.    ibrahim abdi omar(shair)
4.    ahmed ore salat(big man)
5.    muktar abdullahi
6.    Hassan iftiin yusuf(rio)
7.    farhan haji abdi(fanka)
8.    j.bosh
9.    ali Hassan(farto44)
10.           ali (alico)
11.           mohamed abdiraman(udey)
12.           adow ibrahim ali(senior )
13.           abdikhadir bile(hoog)
14.           muhumed shiek
15.           nunow(--)
dhamaantayo iyo asxaabkale oo aan halkan lagu soo kobi Karin waxaan leenaya mar labaad noqda kuwii isku waraa ubad kher qabana kala hela…..