Friday 11 January 2013

Nabad galyo ayaan u yimaday ee kufsi u maan yimanin-xoogta xeroyinka dadaab.


BY:HASSAN KHALIF ADEN
DAGHALEY REFUGEE CAMP.
 
Taan iyo burbukii dowladii dhaxe ee Somali waxa isa soo taraye qaxotiga yimada wadanka Kenya iyagoo siyaabo kala gadisan kuso garijiray, xeroyinka kuyaal gobalka waqoyi bari ee dalka Kenya waxa loo aqoonsade qaxotiga ugu weyn calamka dhawaan.
Xerada IFO2 waa xeroyinka dhawaan la as aasay kadib markii ay buux dhafeen xeroyinka kale iyadoo aay Kenya aqbashey dalabka oo gayimaday QM oo ahaa in xero kale lafuro
Kufsiga loo gesto heweenka iyo gabdha da�da yare e ku dhaqan xerada IF02 ayaa sare u kacaay bilihi ugu danbeeye iyadoo hada ay garteen meshii ugu xumeed �Aniga Kenya uma yimaani in la I kubsado ee waxaan u yimaday in aan nabad galyo helo�halimo oo kamid dadka dhibanayasha ah.
Xaladaha amni daro ayaa qeb ka ah dhibaatoyinka haysto dadka qaxootiga ku ah dalka ee Kenya oo ay ugu badantahay somalida, falkii ugu danbeye ee naxdinta laha ayaa waxa uu kadhacay xeroda qaxotiga dhagaxley, iyadoo halkasi ay kudhinteen labo dhalinyaro ah, wana markii ugu horesay oo dad shacab ah lala egto qarax.
Haweenka ku dhaqaan IFO2 ayaa shucurtoda mujiyaay iyo dhibka lagu haayo iyagoo usu sobax samye.�hanalaceliyo nabad waan weynee� waxa uu ahaa halkudhiga banan baxa, dadkaan ayaa bilawaay in aay ka cararaan xerayaha aay ku dhaqnaayen. Ugu yaraan ila 100 qoos ayaa malin kasto kabaxsada kufsiga loo gesto gabdha da�ayar ila haween laqabo.
Kufsiga aya waxa u leeyahay dhibaatoyinka far badan tusale ahaan waxaa lagu qaadi kara cudurada lagu kalaqado galmada sida HIV/AIDS.
Hassan khalif aden
Sugow2010@hotmail.com
sugow@journalist.com
Dadaab.99k.org
Avoice from voiceless