Sunday 15 December 2013

TOP BOYZ VS FUNNY BOYZ GAME PREVIEW















manta oo aay tarikhdu kubegantahay 16-12-2013 waxa la filayaa in aay ciyar isku yimaadaan labada koox TOP BOYZ iyo FUNNY BOYZ.
wa labo koox oo aan kala lidanin marka aad egto habciyatoda, waxana lafila manta in aay natijo kala garaan.
dhawaan aayay eheed marka topboyz loga adkada goal kulad. ninka mamula kooxda funny boyz aaya website dadaab u waramay waxa hadaladisa kam ahaa""majiraan koox na ludin karto waxaan haysta ciyarto aad u fican. dhankale waxa hadalkaas kajawaxay hassan iftiin" waan in aan argusaan waa balan;;;

TOP BOYZ COACH



FUNNY BOYZ COACH










BY: SUGOW-ZIZAN
WESBISTE: WWWW.DADAAB.99K.ORG