Friday, 14 December 2012

ROOBABKII DAYRTA OO DA’AYA IYO HOY LAAN KA JIRTA XEROYINKA DADAAB.



ROOBABKII DAYRTA OO DA’AYA IYO HOY LAAN KA JIRTA XEROYINKA DADAAB.



Bilihii aan kaso gudubnay ayay ka bilawdeen roobabka dayrta gaar ahaan xeroyinka qaxotiga dadaab Kenya, roobabkan ayaa da’a wakhtiyada galbihii.

Dadka qaxotiga ee  ku dhaqan dadaab aya shegaya in ayna haysanin  wax aay roobka isaga celiyaan madama roobki xogisa bilabmay “ dadka waxay kujiran  gurya kasameysan baco iyo kartomo aan awood u laheen in ay roobka ka ciliyaan”” sidaas waxaa  ii sheegay abdullahi oo kamid ah dadka kunool xerada IFO2.

Dhanka kale waxa dhici karta in xanun ka dhasho roobabka laxadka leh, malinba malinta kasitambeysa ka da’aya dadaab, “waxad  arkeysa ilmo biyo wasakh ah dabalanaya marka halis weye in curada biyaha ka dhasha  in ay ka dilaacaan”” abdi garuub oo ka mid ah wax garadka ku nool dagahley camp  ayaa u sheegay  websiteka www.dadaab.99k.org.




qarax ka dhacay xerada qaxotiga IFO1

 

qarax ka dhacay xerada qaxotiga IFO1

qarax aya waxa u kadhacay xerada IFO ee kamid dadaab region, lama oga qasaaraha dhabta ah ee so gaare dadka rayid ah
mar aan qadka telephone kula xiriray dad ku dhaqaan xeradaasi aay shegaye in cidamada amanka aay fureen rasas xogan
wixi war ee ka soogordho kala soco dadaab news

journalist name:HASSAN KHALIF(SUGOW)

sugow2010@hotmail.com

 

Wednesday, 5 December 2012

dadaab web editor SUGOW KHALIF ADEN

zizanfor more details click the link    
the above photo is SUGOW KHALIF ADEN

dadaab refugee eucation

First and foremost, the refugee camps housing 463,000 registered refugees lack school buildings and teachers. Of Dadaab’s 221,000 school-age children and youth, only 57 000 are enrolled in school, according to the UN. The number of students who actually complete school is much lower as the drop out rates are very high especially for girls.

“We trained 120 refugees to interview more than 1,400 persons between the age of six and 18, to explore the reasons why children and youth are out of school. Perhaps most surprisingly, is that so many children, around 30 per cent, say that they are more interested in religions education which is basically provided for free. The second key reason for not attending school was the lack of money for learning material and school uniforms,” NRC Education Project Manager in Dadaab, Linda Kjosaas, explained.

Other reasons for not attending school were that their parents don’t think education is important (18.5%), that the distance to the school is too far (16%), and that they don’t speak English or Kiswahili (9.5%). Many children also said they cannot go to school because they have to work or take care of the family, something that particularly applied for the female respondents and that becomes more of a factor as the children get older. Others said that they don’t feel safe walking to school. 6% said disability or sickness was preventing them from attending school.