ROOBABKII DAYRTA OO
DA’AYA IYO HOY LAAN KA JIRTA XEROYINKA DADAAB.
Bilihii aan kaso gudubnay ayay ka bilawdeen roobabka dayrta
gaar ahaan xeroyinka qaxotiga dadaab Kenya, roobabkan ayaa da’a wakhtiyada galbihii.
Dadka qaxotiga ee ku
dhaqan dadaab aya shegaya in ayna haysanin wax aay roobka isaga celiyaan madama roobki
xogisa bilabmay “ dadka waxay kujiran
gurya kasameysan baco iyo kartomo aan awood u laheen in ay roobka ka
ciliyaan”” sidaas waxaa ii sheegay
abdullahi oo kamid ah dadka kunool xerada IFO2.
Dhanka kale waxa dhici karta in xanun ka dhasho roobabka laxadka
leh, malinba malinta kasitambeysa ka da’aya dadaab, “waxad arkeysa ilmo biyo wasakh ah dabalanaya marka
halis weye in curada biyaha ka dhasha in
ay ka dilaacaan”” abdi garuub oo ka mid ah wax garadka ku nool dagahley
camp ayaa u sheegay websiteka www.dadaab.99k.org.