Xeroyinka dadaab iyo
habenkii waxa ka jira
Xeroyinka ugu weyn calamka ee dadaab refugee camp oo u jirto
xududa Somali ila iyo 100km aya waxa kajira
aman xumo aad u bahsan waxtiyada habeenkii,kadib qaraxyo la la eegan
jiray boliska aay hada waxa loo so dhacay dadka rayidka aha.
Falkii ugu danbeye waxa udhacay habenkii isninta aheyd ,
falkaso aha falnaxdin ah kaso lagu qarajiyay will dhalin yaro ah xerada
qaxotiga ee dhagahaley camp abara 8:30pm fidnimo waxtiga geeska Africa.
Marxumka dhintay aay waxa lagu magacabi jiray XAYYE kaso xoog
ku xamalata ahaa kana shaqeyni jiray hotel kamid ah hotelada dagahaley (MADINA
HOTEL)
“”Hada arin way xumatay markii tukaamo ayay jabsani jireen
lakiin hada dadka ayay uso dhigteen aniga xaleyto ayay egu rideen xabada lakin
waxabo eguma dhicin sidasi waxa sheegay nin codsade in magacacisa lagu qoro
websitekan.””
Ugu danbeenkii waxa la isweydini kara maxa uu danbeeyni
doona xeroyinka dadaab sidena lagu xaqiijinkara amanka
Wixi aqbar ah oo ugu danbeye kala soco websiteka www.dadaab.99k.org
SUGOW-ZIZAN
Sugow2010@hotmail.com