Qaxotiga wa qof anaan joogin dalkii u dhashay, ugana tagay
cabsi darted, isagoo baqaayo in lagu dilayo naftiisa, dintisa u aminsanyahay
ama dhalashadiisa, ama kooxda siyaasad ahaan uu taageersanayahy.
Qaxotiga kunol dalka Kenya
oo ubadanay dad Somali ah waxa logu qiyasay nus million waxana xeroyinka la as
aasay horantii 1991.
Dadku waxa ay dhashaan ayagoo xor ah, xuquda, caddaalada iyo
sharafta intaba kawada siman qofwaliba waxa u leeyahay in uu helo xuquuqdisa
sida dadka kale, qof qaxotiga ah waa in u helaa mar waliba xuquuda as asiga ah
sida guryeen, cafimaad wax barasho iyo amni waa inaan sidoo kale kale la
ciqaabin, laxaqirin ama la liidin, la midab takoorin, si wacanna loola dhaqmo.
Sida ayu habbon tahay oo kale inuu helo xanano daryel cafimaad iyo waxbarsaho.
Hishiisyadii Geneva sannadkii 1951kii ay dowladuhu saxeexeen
waxay ka hadlayaan ama ay qeexayaan qofka qoxotiga ah inaan dib loogu celin
dalkii uu dhibta kaga so haajirey, iyo inuu helo wuxaas aqoonsi qaxotinimo arrintaas
fulinteeda inaay wajibtahay wadadamad saxeexay hishikaas……
HASSAN KHALIF ADEN
No comments:
Post a Comment