Monday, 24 December 2012

dadaab refugee cmaps|Kenya wants to return Somali refugees to their home country

Kenya wants to return Somali refugees to their home country

thousands of people living in Dadaab camp to return to Somalia the Kenyan governments decision to send the refugees in the Dadaab
AI also highlighted that the Dadaab camp complex is already overcrowded
the governments decision, the Dadaab camp already hosted around 450
war and poverty in Kenya. On Tuesday, Kenya ordered all Somali refugees and asylum-seekers to report to the Dadaab statement. On Thursday, Badu Katelo, Kenya's acting commissioner for , which operates health programmes in Dadaab, told the BBC it was

sugow2010@hotmail.com

dadaab refugee camps

hassan khalif aden

send me mail

Wednesday, 19 December 2012

DADAAB REFUGEE CAMP|WACYIGALIN KUSOCOTO BULSHADA DADAAB|DAWO SAWIRO CAJIB AH


WACYIGALIN KUSOCOTO BULSHADA DADAAB|DAWO SAWIRO CAJIB AH


community peace and protection team
















Asc melwabo oo aad dunida ka jogtaan waa markale iyo xogta xeroyinka Dadaab refugee camp oo u website www.dadaab.99k.org iina so gudbiyo.
Waxa manta wacyigalin balaan bilawday kuna aadan nabada xerada Dagahaley oo kamid ah xeroyinka Dadaab, hayada lwf oo gacan saar la’ay UNHCR aay isuso dubariday ayado bulshada labarayo macanka aay leedaya nabada, wacyigalintaa waay kuso aadeysaa ayadoo habeenihii ugu danbeyee aay xumeed amniga xeroyinka gar ahaan dagahley aydow will dhalinyaro lagu qarajiye Dagahaley.
Waxa sidoo kale bulshada labaraye uruka CPPT-community peace and protection team waxa aay bushada u qabtaan.















sugow2010@hotmail.com
 




Tuesday, 18 December 2012

dadaab refugee camp|Xeroyinka dadaab iyo habenkii waxa ka jira

Xeroyinka dadaab iyo habenkii waxa ka jira

Xeroyinka ugu weyn calamka ee dadaab refugee camp oo u jirto xududa Somali ila iyo 100km aya waxa kajira  aman xumo aad u bahsan waxtiyada habeenkii,kadib qaraxyo la la eegan jiray boliska aay hada waxa loo so dhacay dadka rayidka aha.
Falkii ugu danbeye waxa udhacay habenkii isninta aheyd , falkaso aha falnaxdin ah kaso lagu qarajiyay will dhalin yaro ah xerada qaxotiga ee dhagahaley camp abara 8:30pm fidnimo waxtiga geeska Africa.
Marxumka dhintay aay waxa lagu magacabi jiray XAYYE kaso xoog ku xamalata ahaa kana shaqeyni jiray hotel kamid ah hotelada dagahaley (MADINA HOTEL)
“”Hada arin way xumatay markii tukaamo ayay jabsani jireen lakiin hada dadka ayay uso dhigteen aniga xaleyto ayay egu rideen xabada lakin waxabo eguma dhicin sidasi waxa sheegay nin codsade in magacacisa lagu qoro websitekan.””
Ugu danbeenkii waxa la isweydini kara maxa uu danbeeyni doona xeroyinka dadaab sidena lagu xaqiijinkara amanka
Wixi aqbar ah oo ugu danbeye kala soco websiteka www.dadaab.99k.org


SUGOW-ZIZAN
Sugow2010@hotmail.com



Friday, 14 December 2012

ROOBABKII DAYRTA OO DA’AYA IYO HOY LAAN KA JIRTA XEROYINKA DADAAB.



ROOBABKII DAYRTA OO DA’AYA IYO HOY LAAN KA JIRTA XEROYINKA DADAAB.



Bilihii aan kaso gudubnay ayay ka bilawdeen roobabka dayrta gaar ahaan xeroyinka qaxotiga dadaab Kenya, roobabkan ayaa da’a wakhtiyada galbihii.

Dadka qaxotiga ee  ku dhaqan dadaab aya shegaya in ayna haysanin  wax aay roobka isaga celiyaan madama roobki xogisa bilabmay “ dadka waxay kujiran  gurya kasameysan baco iyo kartomo aan awood u laheen in ay roobka ka ciliyaan”” sidaas waxaa  ii sheegay abdullahi oo kamid ah dadka kunool xerada IFO2.

Dhanka kale waxa dhici karta in xanun ka dhasho roobabka laxadka leh, malinba malinta kasitambeysa ka da’aya dadaab, “waxad  arkeysa ilmo biyo wasakh ah dabalanaya marka halis weye in curada biyaha ka dhasha  in ay ka dilaacaan”” abdi garuub oo ka mid ah wax garadka ku nool dagahley camp  ayaa u sheegay  websiteka www.dadaab.99k.org.